Kuuleey

(Waxaa laga soo toosiyay Xidig-dhul)
Xidig dhul
Kuuleey cali banjar Atelerix sclateri

Kuuleey waa noole yar oo ka mida naasaleyda qodaxaha leh ee bahda Erinaceinae. Waxaa jiro todobaatan nooc oo kuuleey oo ku nool qaaradaha Yurub, Aasiya iyo Afrika. Ma jiraan kuuleey u dhalatay Australia ama qaaradaha Ameerika.

Tilmaanta wax ka badal

wuxuu ku noolyahay ama quutaa cayayaanka, dirxiga, doolliga yaryar ee ku wada nool duurka iyo kaymaha, sidoo kale wuxuu quutaa dhirta iyo miraha, dusha wuxuu ku leeyahay qodax kuwa dahaaran jirkiisa, oo uu adeegsado difaaca noloshiisa markii uu dareen galo, ayuu is hullaabaa isagoo u ekaanaya sidii kubad, ilmihiisa ayuu nuujiyaa, wuxuuna leeyahay madax yar iyo af dhuuban, iyo dhego yaryar qoor muuqata ma leh, wuxuu awood u leeyahay inuu la dagaalanjka masaska iyo abeeesooyinka. aad wuxuu u qaraab tagaa habeenada cadada ah ama dayaxa uu jiro, wuxuu ku noolyahay baadiyaha iyo magaalooyinka meelaha aan la degenayn....

Taranka wax ka badal

Tixraac wax ka badal











  1. Template:MSW3 Erinaceomorpha