Wikipedia:Habaynta Maqaalada Cusub

Habaynta Maqaalada Cusub

Habaynta Maqaalada Cusub Boggani wuxuu gaar uyahay habaynta iyo hagaajinta maqaalada cusub taasoo aan ka mid noqon habka maqaalada cusub. iyadoo laga rabay maqaalada helay ahaanshaha maqaal cusb hadii ay suuroowdo habka hadda, taasoo laga eegayo taariikhda ay heshay ahaanshaha maqaal cusub.

Habaynta Maqaalada Cusub

  • Marxaladdaan, waxaa laga wadahadlayaa hagaajinta taasoo ay tahay lagama maarmaan wax ka qabadka maqaalka ogolaasho la'aan "Sii ahaanshaha" ama "ka saarista" ahaanshaha maqaal cusub. Ujeedka boggaan waa hagaajinta maqaalada, marka laga reebo in ay uqalmi waayaan maqaal cusub. Waxaa laga doonayaa qofkii soo jeeiyey hagaajinta maqaalka in uu cadeeyo qaybta iyo habka uu udoonayo taasoo keentay in uu maqaalku ubaahdo hagaajin.
  • Waxay awoodaan hagaajiyeyaasha in ay adeegsadaan dhowr siyaabood, iyagoo cusbooneeysiiya macluumaadka hubiyana kuna daraan xigasho, iyo in ay ka dhigaan maqaalka dhex dhexeed.

Soo jeedinta in maqaalka laga xayuubiyo ahaanshaha maqaal cusub

  • Maqaalka lagama xayuubin kari ahaanshihiis maqaal cusub adigoo aqrin ugu horayn. Midda labaad ee suura gal ah waa in lagu go'aamiyo qaab wadahadal ka saarista meesha ama sii ahaan shahiisa isagoo ah maqaal cusub.
  • Waxaa laga doonayaa qofkii soo jeediyey kasaarista meesha in uu difaaco fakirkiisa.

Usharixitaanka maqaalka dib uhabayn sidaan qor {{HMC}} Bogga wadahadalka ee maqaalka adigoo raacinaya sababta keentay in dib loo habeeyo boggaan. waxeey qaadan kartaa waqti si loo uruuriyo wadahadalka.

Waxaa dhici doonta in maqaalka laga wareejiyo marxaladda ah habayn loona wareejiyo marxalad ah ka saaris hadii aaneey dhicin wax hagaajin ah ama wax ka soo horjeeda. hadii la isku raaco ka saarista ahaanshaha maqaal cusub, waxaa dhacaysa kasaaris {{Maqaal Cusub}} halkaas ee bogga maqaallo cusub, waxaana loo wareejinayaa Maqaallo Cusub Ee Hore.

Habaynta waxaa lagu kaydiyey Kaydka.

Bogaag ku saabsan maqaalada cusub