Kooban:
Kaydka siinta awooda
Liiska
Kaydka diidmada awooda
Liiska

Awoodaha ama boggan wuxuu u gaar yahay soo gudbinta codsiga siismada ka tirtirista. waxaa lagu kordhiyaa isticmaalaha akoonkiisa ama akoon isticmaale kale si loo eego Maamulka.

Soo jeedi codsiga ka tirtirista awoodda haddii si aan haboonayn u adeegsaday.

waxaa kuu suura gal ah inaad adeegsato templateka Waa taageersanahay ama Ma taageersani cadaynta ra'yiga ee ku saabsan codsiga.

Awoodaha qof la aqoonsaday
Diiwaanka ku jira in ka badan 4 maalmood legna in ka badan 50 bedel ا. (Hubi)

Codsiga siismada Codsiga diidmada awooda

Awooda tifaf-tiraha
Shuruudaha guud: diiwaanka ku jira 60 maalmood hana yeesho 150 bedel ama sameeyey 20 maqaal (Hubi)

Codsiga siismada Codsiga diidmada awooda

Awooda raadraaca
Shuruudaha guud: waa inuu diiwaanka ku jiraan sanad 5000 bedel uuna leeyahay laba maqaal oo aad loo xushay

Codsiga maamulka Codsiga diidmada awooda

Dib usoo celiye
Shuruudaha guud: Ruux hagaajiyey maqaalo muhim ah kuwaasoo wax laga qalday ama lgu ciyaaray

Codsiga siismada Codsiga diidmada awooda

Awood gaar ah
Awooda gaarka ah IP Suruudaha guud: akoon usamaysay sida IP Mamnuucida guda galaheeda

Codsiga siismada Codsiga diidmada awooda