Wax ka bedelka
Beesha cali saleeban oo kamid ah beelaha soomaaliyeed ee daga Puntland
Cali Saleebaan |
Gobolada ee dagaan | |
---|---|
Gobolada Puntland, Jubbada Hoose, , Yeman, Oman, UAE, iyo Djibouti | |
Beeldaajaha Beesha: | Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil |
Boqorka Beesha: | Boqor Cabdirashid Boqor Cumar |
Ka soo jedaan (1aad): | Majeerteen |
Ka soo jedaan (2aad): | Harti Daarood |
DEGAANKIISA: | Gobolka Bari l, Soomaaliya--> |
Af Ingiriis (English): | Ali saleban |
Dhalasho: | Soomaali |
beesha cali saleeban
City : Bosaso ,Carmo,Qandala,iskushuban,xumbays,kismayu,dhadar,
Cali Saleebaan wax ka badal
Cali Saleebaan waa beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed. .Afka Carabiga magaca Cali Saleebaan Waxaa waxa loo qoraa (علي سليمان). Dadka ka soo jeeda beesha Cali Saleebaan waxey badi degaan gobolada Puntland, khasatan waa qabiilka ugu badan gobolka bari, Jubbada Hoose, Muqdisho iyo dalalka America Britain Germany Yaman iyo Cummaan iyo Djibouti iyo Imaaraadka Carabta. Beeshu waxey caan ku tahay ganacsiga, waana qabiilka ugu weyn dhinaca ganacsiga ee Magaalada Boosaaso kuna jira beelaha ugu ganacsiga badan Puntland iyo Somailia.
Beesha Cali Saleebaan waxeey ka qeyb gashay la dagaallanka gumeystaha Taliyaaniga oo geesiyo Somaliweyn caan ku noqday ayaa ka soo baxay sida Cali Fahiye Geeddi oo calanka Taliyaaniga ku gubay magaalada Qandala. Iskoolka ugu weyn magalada Qandala waxa loogu magac daray Cali Fahiye Geedi(Calangube).
Beesha waxaa ka mid ah Wasiiro, xildhibaano heer qaraan iyo gobol oo ay ka mid yihiin Ibrahim Cartan Beldaje(Xaaji Bakiin)Wasiirki hore arimaha gudaha iyo amanka , Faraax Cali Jamaac (Wasiirka maliyada) Gudoomiyihii hore Gobolka Yusuf Mohamed Wacays (Dhedo) Ruug Cadaa Muuse Gelle Yuusf Faroole ,iyo Cabdisamad Abwaan (Gudomiyaha Gobol ka Bari) iyo Culumo dhinac diin iyo adduunyo.
beesha cali saleepan waxa kamid ah ABDIRAHMAN ISMAIL MAHAD oo ah maalqabeyn ka ganacsada hubka casriga ah. waxana la ilawi karin doorki uu kulaha qarameyntii guuto bari oo uu hor kacayey gen. GALAN. wuxu malqabeynkan u dhashey besha sabca imarat hada kunool yahay wadanka cuman asagoo jira 21 sano. xadiga lacagtiisana waxa lugu sheeGA inta u dhaxeysa 366MILLION-450MILLION oo dollarka mareykanka ah. waxa taaz sii dheer in sanadku markuu ahaa 2012 inuu lacag deyn ah siyey dowlada cumaan oo ku noola weliba asago jira 10 sano.
ENGLISH VERSION
Ali Saleban is a Major Somali sub-clan of Majerteen which is part of larger darod. Members of Ali saleban inhabit in Puntland State of Somalia specially Bari, Nugaal and Parts of Sanaag regions and also in lower Jubba of southern Somalia, A large community of this sub-clan live in Omman, Yemen and UAE. the clan is well-known for Business activities and they have business relations whith Yemen, Oman, UAE, India, Iran and the far East.the clan played a noble role in the liberation of Somalia, Ali Faahiye Geedi, a member of this Clan and Darawiish, was the first Somali hero who burnt the Italian flag in Qandala during 1920s. They reside all over Bari, Mogadisho and Kismayo.
Jilibyada Cali Saleebaan wax ka badal
1. Ismaaciil Cali (curad ka Beesha Cali Saleebaan) a- Salah Ismaciil b- Geri Ismaaaciil c- Idris Ismacil 2. Cawlyahayn Cali a- Muuse Cawlyahayn b- Maxamud Cawlyahayn = 7 emaraat =92 c- Cabdala Cawlyahan d- Nageeye Cawlyahan e- Dudub Cawlyahan f- warfa Cawlyahan g- xasan cawlyahan H- Cali ciise 3. Biciidyahayn Cali a- Mumin Ibrahim b- Reer Fiqi c- Reer cigaal
4. Cumar Cali a- sharmarke cumar b- Ahmed Cumar Oman=98 a-maradoon Axmed cumar b-Ugaar Axmed cumer 5. Aadan Cali a- Reer Jaabir b- Reer Cali Hash 6. Siciid Cali a- Axmed Siciid b- Ayuub Siciid c- Allaale Siciid 7. Yaasiin Cali a- Abdirixman Yasiin b- Negeyee Yasiin