Template:Codsi

Washaaqo waa degmo ku taala xuduuda Somalia iyo itoobiya, Somalia bakool ayay dhinaciisa galbeed dhacdaa. washaaqo waa degmo Allah ku manaystay biyo sida magaceeda aadku aragtaan washaaqo waxa xad la leedahay koonfur dagmada . Koonfur: degmada Luuq gobolka Gedo . woqooyi: degmada Barey ee gobolka Afdheer DDS Ethiopia . . Bari degmada Ceelbarde washaaqo dhaqaaleheda waa waxsoo saarka beeraha iyo xoolaha nool Qabiilka dago dagmada washaaqo waa qomiyada direed gaar ahaan Maxamed Xniftire gaar ahaan beesha Odomaarke oo ka tirsan Tagaaleen-Gaadsan washaaqo waa degmo taariikho kala duwan leh dalka somalia Washaaqo waxa ay aqoonsiga degmonimo heshay 2011 waxaana shahaadada degmonimo siiyay Madaxweymihii 7aad ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed washaaqo waxay dhacdaa xuduuda labada wadan ee Somalia iyo DDS Soomaalida oo ay degmada Baareey ee gobolka Afdheer ujirto masaafo dhan 80KM oo ay kaga beegantahay dhinaca galbeed, waxay dagmada dhuuray u jirtaa 25km konfur, dhinaca waqooyi waxay dagmada ceel barbde u jirtaa 70 km, waxay sidoo kale 40 km dhanka Gobolka Gedo kaga beegan magaalada Luuq ganaane, dhulkeeda iyo tuulooyinka hoostagaba 250km square dadkeeda 196,000 oo ruux.

Tuulooyinka Hoos yimaado:

Ceelgaras, diidocanaani, qooneey, shimbiro, dhuureey, karaban,gorayaale iyo kuwa kale