Goobo ama meeris waa shay kamid ah xisaabta. Waana 360 darajo, wareega dhameestiran. Bartamaha wareega ilaa qarkiisa waxaa loogu yeeraa wareega raadius.wareega qarkiisa ilaa qarka kale neh waxaa u maleenaa in loogu yeero (Siiwade)

G O O B O

Qaacidada wax ka badal

Nuuca qaacidada Isbedelka
Goobo   Meesha ah   Waa gacan.
saddax-xagal   Meesha ah  ,   iyo   Waa dhinacyeda Saddax-xagal.
Qardhaas/qardhaas   Meesha ah   Waa dhererka dhinaca
Laydi   Meesha ah   Waa joogga iyo   Ballaca

Tusaale

  • Waxaa loo cabiri karaa Afar geeslaha in la isugeeyo dhamaan Xaglahiisa.
  • Wareega Goobo Waxaa lagu helaa
 

Ama

 

Sida