War_cimraan waa degmo ka mid ah deegaanada loo yaqaan [balli_weynta] waana caasimmadd 1aad ee balli_weynta marka loo eego meesha ay kutaal. Waa degmo koboc badan sameyneysa sanadihii udambeeyey horumar baaxadlihina uu ka socda waxaana la odorosayaa in ay noqoto degmo doorosho rasmi ah sanadaha soo socda. Waa degmo ay ku noolyihiin in kabadan 25000 kun oo ruux waana degmo Ku suntan halgankii iyo la soo noqoshadii xornimadii 60kii inaga luntey yadoo uu kuyaaley mid ka mid ah saldhigyadii snmtu ku lahayd deegaanada hawdka Somaliland