Boqortooyada beesha waabgale ee Asharaaf sarmaan waxay degtaa goboladda dalka soomaaliya gaar ahaan koonfurta Soomaaliya iyo wadamada deriska Djbouti, Kenya iyo Ethiopian. Waana beel nabada jacel aadna u qadarisa beelaha walaalaha ah ee isku deegaanka yihiin.

Gobolada sida aad ka ay u degto beesha asharaaf waabgale waxaa ka mid ah...

  1. Gobolka Baay
  2. Gobolka Bokool
  3. Gobolka Jubada dhexe
  4. Gobolka Banaadir
  5. Gobolka Gedo
  6. Gobolka Shabeellada Hoose
  7. Gobolka Jubada Hoose
  8. Gobolka Shabeellada Dhaxe
  9. iyo meelo badan oo kamid ah goboladda dalka Soomaaliya.