Ururka Haweenka ee Qaramada Midoobay

Boga "UN Women" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Hay'ada Haweenka ee Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : UN Women; Af Carabi : ar‎) sida dowliga ah loo yaqaano Waaxda Sinaanta Jinsi iyi Awoodaynta Dumarka ee Qaramada Midoobay (United Nations Entity for Gender Equality and the Empowerment of Women) waa urur hoostega Qaramada Midoobay kaasi oo loogu talogalay inuu quwad iyo taageero siiyo dumarka caalamka.

Ururka Haweenka ee Qaramada Midoobay
Hay'ada Haweenka ee Qaramada Midoobay
هيئة الأمم المتحدة للمرأة
妇女署
UN Women
ONU Femmes
ООН-Женщины
ONU Mujeres
File:UN Women logo.jpg
Samaysmay2010
NoocaQeyb ka ah QM
FadhigaNew York, Maraykanka
Hogaanka
Phumzile Mlambo-Ngcuka[1]
Websitewww.unwomen.org

Ururkan Haweenka Qaramada Midoobay wuxuu shaqada bilaabay Janaayo 2011.[2]

Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Ku saabsan Qaramada Midoobay wax ka badal

Linkiyo Kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. http://www.unwomen.org/en/news/stories/2013/7/phumzile-mlambo-ngcuka-appointed-as-new-un-women-executive-director
  2. "Nuqul Archive". UN Women. 2010-09-14. Waxaa laga kaydiyay the original 2010-12-25. Soo qaatay 2011-03-11.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: