Ururka Dawladaha aan la aqoonsan Wali

Wadamada aan la aqoonsan iyo Rabitaanka Dadkeeda Af-Ingiriis Unrepresented Nations and Peoples Organization ama (UNPO) waa urur aan dawladi maamulin balse caalami ah. oo shucuubta kamidka ahi gabi ahaantood ay ku dhaqmaan Dimoqraadiyada. waxa ay kakoobanyihiin xubnaha ururkan kujiraa sida wadamada aan wali la ictiraafin ee goonida u taagan ama gobolada lahaysto ama sida gobolada dadkii aslku ulahaa lagu haysto. waxa kamida shuruudaha kuxidhan cidii rabta in ay kusoo biiraan shuruudahan soo socda.

  • Waain si siman mustaqbalka loo wadaraadiyaa
  • Waa in xubinkasta oo kusoo biiraysaa ay tahay mid dhawrta xuquuqda dadka
  • Waa in xubinkasta oo ururkan kamidi ay dimuquraadiyad ku dhaqantaa
  • Waa in la dhiiri galiyaa sidii argagixisada iyo dagaalda loogasoo horjeesanlahaa
calanka ururka UNPO
meelaha ay kuyaalaan wadamadani


xubnaha kamidka ah wax ka badal

xarunta ururkani waa magaalda Den Haag ee wadanka holland


xubnaha kamidka ah ururkan way badanyihiin balse waxa jire xubno kuleh firfircooni dheeraada oo loo saadalinayo in dhawaanah la ictiraafo waxaana ka mida somaliland. xubnaha u rurku waxa ay yihiin sidan.

afrika wax ka badal

aasiya wax ka badal


yurub wax ka badal


http://www.unpo.org/ wabsaytka rasmiga ah ee ururka]