Ukun waa wax daanyeeradaha dhalaan, Ukunta wee wareegantahay, dhaxda neh waxaa uuga jiro wax jaale ah. Ukunta waxaa ka dhashto Shimbir yar ama jii jiil.

Ukun

Ukunta waxaa aad loogu yaqaanaa doorada, ayada oo lawada cuno, macal ukunteeda.

Ukumaha wee kala ween yihiin, kalaradooda neh, wee kala duwan yihiin. Ukun waxee Noqon kartaa, ayada oo Cadaan ah, ama Gaduud biyabiyaa. Ukunta uugu ween waxaa dhasho, Goronyada, ayada oo ukumaheeda kaween yihiin, kuwa shimbiraha ama doorada.Ukunta wexey u kala baxdaa 4 nooc ukun caadi ah Madax dhuuban salna weyn iyo Ukun Madx iyo sal siman iyo Ukun Qalooc ku jiro madaxa iyo salka tan u danbeyso ukun Ukun dhexda ka wareegsan. Muuqa Ukunta oo caadigaa ayaa noqonaya Ilmo haddii ay iska dhleen Diiq iyo dooro