Carab Yexye Waa beel ama qabiil soomaaliyeed oo taarikh dheer ku leh ladagalankii gumeystihi taliyaniga iyo ingriska oo dalka haystay.

Tuulo fog oo ku taal benin
Waa beel lagu yaqano nabada, dariswanaga iyo xiriir wanagsan ee kala dhaxeyo beelaha kale ee somaliyeed. Marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada Geela, Ariga,lo'da iyo Fardaha.