Talk:Sheekhaal

Latest comment: 4 sannadood kahor by Macalin Cabdiraxmaan in topic Deegaanka Qorof
 --[[Special:Contributions/184.76.14war

Digniintii ugu dambeysay! wax ka badal

Mudane Abubakralbakri7 waxaad ogaataa in midani tahay digniintii kuugu dambeeysay; hadii aad mar dambe waxka masaxdo boga Sheekhaal waxaad ogaataa inaan ciwaankaaga xanibi doono. Hadii aad tallo, tusaale ama fikrad hayso meeshan ku soo bandhig laakiin ha masixin akhbaarta meesha ku jirta. Ismail4all (talk) 10:00, 28 Diseembar 2016 (UTC)Reply

ismaciil sxb bogan waxba laguma biirin karo macluumaad badan ayaan hayaa oo beeshan ku saabsane seen ugu biiriyaa Daadaheeye (talk) 17:47, 15 Febraayo 2019 (UTC)Reply

Deegaanka Qorof wax ka badal

Magaalada Qorof waa magaalo dhacdo xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliya gaar ahaan dhanka Itoobiya. magaaladan dadka ku dhaqan waxa ay noloshooda ku tiirsan tahy dhaqashada xoolaha iyo beeraha. waa deegaan daris la ah Tuulada Labo-baar. Macalin Cabdiraxmaan (talk) 15:09, 22 Sebteembar 2019 (UTC)Reply

Return to "Sheekhaal" page.