Talk:Nabad-sugida

Latest comment: 8 sannadood kahor by Ismail4all in topic Ciwaanka Bogan waa Khalad

Ciwaanka Bogan waa Khalad wax ka badal

Ciwaanka bogan wuxuu ku haboonaa Ciidanka Nabadsugida ama Ciidanka Nabadgelyada. Ereyga Booliis waa luuqad qalaad mana ahan Af Soomaali. Dadka awooda u leh waxaan ka codsanayaa ineey bedelaan ciwaanka bogan, kana dhigaan midka ugu haboon ee Af Soomaali ah.
Mahadsanid
Ismail Suge (talk) 02:48, 16 Sebteembar 2015 (UTC)Reply
Return to "Nabad-sugida" page.