Soqotra
Jasiirad u dhexeysa xadka Somaliya iyo Yemen
Coordinates: 12°30′36″N 53°55′12″E / 12.51000°N 53.92000°E
Jasiirada Suqadara waxaa ay ku taala Marinka Gardafuul. Waxa ayna xeebaha Soomaaliya u jirtaa 240km. jasiiradan waxa ay ka tirsan tahay wadanka Yemen , waxa ayna ka kooban tahay 4 jasiiradood, mida ugu weyn ayaa ah Suqadara. jasiiradan dadka dagan ayaa asalkooda waxa uu kasoo jeedaa Carab Meheri , , Jasiirada soqotra waxaa degen dad gaaraayo ilaa 50.000 oo qof. Waxana laga dhabarjaray somalidiiSomali Degaanka