Sonkor

maado macaan oo loo isticmaalo siyaabo kala duwan sida cunnada iwm.

Sokor (Af Ingiriis : sugar; Af Carabi : ar‎) waa dareere laga miiray geedka qasabka ka dib la qalajiyay oo la jejebiyay. Sida caadiga ah sokortu waa wax macaan oo lagu sameeyo cuntada.

Sokor budo ah
Sokor

Sokorta waxaa laga sameeyay Qasabka ama Sokor beet.

Tixraac wax ka badal