Siyaasiinta Soomaaliya waxee la qaribay 1991dii, markii la riday dowladii dhaxe ee Maxamed Siyaad Barre. waa markii oo dagaaladii bilaawday, oo wadankii la qaribay oo kala go' go'ay. Soomaaliya ma leheen wax dowlad ah ama siyaasiin ilaa 2004ta., shacabka soomaaliyeed ayaga aa ismaamulaayay intaas oo sano. 2004 waxaa la sameeyay, dowlad KMG ah oo 5 sano heesato iyo baarlamaan KMG ah, oo 275 kursi leh. inti ee jirtay Dawladda KMG 3dii sano, wax isbedel ah kuma soo celin soomaaliya ayaga oo wadamada kale ku noolaa. 2007dii ayaa waxaa dhalatay, maxkamadaha Islaamiga, ayaga oo soomaaliya nabad u soo celin rabo, ayaa Dawladda KMG dagaal ku qaaday maxkamadaha, ayaga oo ciidamada itoobiyaanka garab ka helaayay. dad aad ubadan oo rayid ah, ayaa ku dhintay.

Siyaasiinta iyo Dawladda Soomaaliya