Taariikh Nololeedka Shariif Cumar Aarak (AUN).

Sheekh Shariif Cumar Aarak
شيخ شريف عمر آرك
File:Sarmaan.jpn
Ku dhashayCumar Aarak Cali
qarnigii 11aad [Lama hubo]
Sarmaan, Xudur, Soomaaliya
DhimashoQarnigii 11 aad Ee hijriga
Xudur, Soomaaliya
DhalshoSoomaali
QoomiyadaAsharaaf Sarmaan Soomaali
DhalashoAsharaaf
WaxbarashadaCaalim Weyn oo kutakhasusay Shareecada
ShaqadaWaddaad, Culimo-diin, Barre, Qoraa Suufi Hogaamiye Dagaal
UrurkaSuufiyo
Shaqooyinka ugu muhiimsan- Dib u aas aasida magaalada Sarmaan

-Habdhismeed Qabiilada Digil Iyo Mirifle Gaar ahaan Reer Bay iyo Labo Harqaan - Leysaanta Oo loo qeyniyey labo Bari Iyo Orsi

-
CiwaanCulimo-diin
DiintaIslaam Suni
IlmahaHal Wiil Iyo Hal Gabar Aadan Cumar Iyo Faadimo Cumar
WaalidkaBaxar Aarak Batuulo Foqa Wiyeed
QaraabadaCabdalle Aarak

Abtirsigiisa wax ka badal

Sheekh Shariir Cumar Bin Skeekh Aarak oo loo yaqaan (Baxar Aarak ) bin Cali oo looyaqaan (Cali diinle ) bin Wardheere Bin Sheekh Wiyeed (Ziyaad ) bin Cimraan bin Sheekh Xaaji Yacquub bin Sheekh Xaaji Yaxye oo loo yaqaan (sagaal Xajiile) bin Anuun bin Abuubakar bin Barakaat bin Nuume bin Idriis bin C/qaadir bin Sheekh Yaxye bin Sheekh C/qaadir Al-jeylaani ...kaas oo abtirsigiisa kudhamaada Sayid Cali bin Aabii Dhaalib (R.C).[1]

Wuxuu kadhestey Asharaafta Dagta koonfurta Soomaaliya Oo looyaqaano Asharaaf sarmaan

Taariikhdiisa wax ka badal

Sayid Shariif Cumar Aarak wuxuu Kudhashey koonfurta Soomaaliya Gaar ahaan gobolka Bokool gaar ahaan Tuulada sarmaan loo yaqaano , Wuxuu kadhashtey Qoys diimeed oo Asharaaf ah , oo diinta aad loogu yaqaano, Aabihiisa Wuxuu ahaa Caalim Weyn , Hooyadiisana , oo ahayd : Batuulo bintu Foqa Wiyeed bin C/llahi bin Cumar bin Wiyeed Waxay ahay Caalimad weyn .

Walaalkiisa Sayid Cabdalle Aarak oo ay mataano ahaayeen wuxuu ahaa Caalim weyn .

Wuxuu noolaa qarnigii 10 aad ee Hijriga .

Sayid Cumar Aarak wuxuu noolaa waqtigii Boqortooyadii Ajuuraan Dhulkan xukumi jirtay , Wuxuu Kamid haa dadkii dadaal dheer u galey sidii lagag xuroobi lahaa dulmigooda , waxay usku waqti noolaayeen Hogaamiyihii ladhihi jirey (Iimaan Aamiin) .

Kadib markii laga xuroobey Ajuuraan Sayid Cumar Aarak wuxuu kudadaaley (allah unaxriistee) intuu noolaa Mideynta Qabaa' ilada Mirifle Gaar ahaan Qeybta 8 loo yaaano , Gaar ahaan Kuwa loo yaaan Bay iyo Harqaan , sidoo kale wuxuu ahaa barre oo diinta ay bari jirey .

Ugu dambeyn Wuxuu kudhintey magaalada Xudur oo ah hadda Magaala madaxda Gobolka Bokool , Waxaana lagu Aasey Sarmaan .

Qabrigiisey Ayaa ladhisey Ilaa Ay kdumiyaan kooxda Al Shabaab Sanadkii 2010 .