Shabeelada Tamil Sida badan Waxaa loo yaqaan (Liberation Tigers of Tamil Eelam Af Tamil: தமிழீழ விடுதலைப் புலிகள்) waa urur gooni u goosad ah kaas oo markii hore saldhigiisu ahaa Waqooyiga Srilanka. waxaana la aas'aasay Maajo 1976, uujeedadiisa waxey aheyd sidii ay Gobol gooni ah u heli lahaayeen dadka Tamilka ee ku nool Waqooyiga iyo Koonfurta Srilanka. ololahaan wuxuu dhaliyay dagaal sokeeye inuu ka dhaco Srilanka, Ururkan waxey Militariga Srilanka ka Guuleysteen Maajo 2009.

File:Ltte emblem.jpg
Astaanta Shabeelada Tamil-ka

Aas'aaskiisa wax ka badal

Shabeelada Tamilka ama LTTE waxaa la aas'aasay 5 bishii Maajo 1976 waxaana aas'aasay Velupillai Prabhakaran,