Axmed Wacdiyow

(Waxaa laga soo toosiyay Sh. Axmed Wacdiyow)

Sheekh Axmed Sheekh Abiikar Xasan Sh. Axmed Wacdiyow / Gabyow allaha y raxmadee waxa uu (ku dhashay Cadale) waa nin caalim ah oo diinta Islaamka wax ka yaqaan, waxaa kaloo uu ahaa gabayaa tiriya gabayga nooca loo yaqaan masafada. waxaana Gabayadiisa ka mid ah:-

  • Rajulka kaafur ah ee rugtaan yimid
  • Sidii rasuul rabi nooma soo dirin.
  • Mana rabnoo naga reed bax waa niri
  • Hadaad ruux la dagaasho kaa rooooooon
  • Reerkaad u kaashan laheydne raagaan
  • Ragoow hadoo qalbi waa la rafaadaa.

Sheekha iyo odayaal wax ka badal

Mar ay Cadale ay tageen odayaal Soomaali ah oo Talyaaniga usoo diray iney Shiiqa kala hadlaan joojinta Suugaanta uu dadka ku kicinaayo ayaa waxa uu sheekhu dhahay,

  • Soomaaliyaan u dagaalamaynaa,
  • Dalkeena balaaran u daafacaynaa,
  • Kufriga soo dagay diida leenahay.
  • Kuwa dulmaaya la dood galaynaa,
  • Dantiina duul kale dhowrimaayee
  • Hadaalinoo u dulqaata leenahay
  • Dabeysha mowdku intuu I daadihin,
  • Hilibka duud cunin oonan deebna uu noqon,
  • Dadka tus danahiisa aan leeyahay
  • Duruyadaada dab looma aasee,
  • Kuwa dambaan u dariiq falaynaa,
Halkudhigyadiisa qaar ka mid ah wax ka badal

Ha gaabanaato gambarba hala ekaato ninaa geriyeey dhahaaya. geesi tariikhdiisa hala badiyo sheakh axmed waxa aw yiri oo kale labadi soonya salaad alheynoo zina kuwaan kasariiganeynoo labdi saantirad meel ujoogtay sedexeeya waa rabegey sobxaanaho intakalaadse kasaan tireysaan ee sedqi in owyahay sowka keeyaa siraad haddii latagow sugnaahaa hadaanse waad iska keysahleysaan kuweena soofka latoo ahaayow waxaa kale oo tiriyay shekh axmed allaha karaali noqdee jadaal inowcaradaan jegsoodhihin jidadka towbo intaan lasoojarin oraxduney jahaweef usoobixin jinaha weesa kujiidahaayoo jaahina fool qibladaan ujeediye jiljilcanaa jinihiina taabtee jismigaan naar ma ujogsadoonyaa oo raran ninkii kudhigtaa rabeeyee ninki intowyahay leylaruubshana reyn iyo raaxadi moo fileysiin ok hada kadib gugaan waxbaan kudaridoonaa oo sheekh axmad tiriyay riya qorxoon hala qoorardhaadheer saco qadiima qood irmaantahay xagmar qorxoon iyo naag taqaadiya qare iyo deer mesego oo qariiraraleh intaasi waa qoruxdii adooyada qodob yar ayse gadaal kuleedahay intaas adoo qabaa qarjaf kuu imaahee asaa qaraabatimaad kuqaadee adoon qaloondub kaqaaya rooneyn ee tacbka saad ugu raafiheysaan riyaha saad ugu roon daneysaan ragcodhinkuugumaroosatiinoo afkiina roogmajaw looma uumine ragccodhinkiinina waa raboosteen raxmada eebana raacimeysaan runtina waa iska reedaqaadeen ee haddii rasoolka suuban kureedmaro minaad karaaracsatiiska kaarido risaalihiisi danbaad rumeynine rifata naarana raafkasoogo u kuwerogaayana reebi waayaan rabiga weynuna raali kuunaqan hadoo ragow qalbi waa rafaadaa roox dhicidiiday raqtaalna soogalay rixinkina ow isla reedajoogaa hadoo ragow qalbi waa rafaadaa roobaad fileysay inii kuredmaray miga ruqjooguo nafkii oroonaay hadooragow qalbi warafaadaa


Rajulka kaafur ah ee rugtaan yimid

  • Sidii rasuul rabi nooma soo dirin.
  • Mana rabnoo naga reed bax waa niri
  • Hadaad ruux la dagaasho kaa roon
  • Reerkaad u kaashan laheydne raagaan
  • Ragoow hadoo qalbi waa la rafaadaa

ok waxaa soogooriyay xuseen axmad xuseen cadale kuwa kalana waa soosocdaan in shaa allaah