Sambuus, Sabuuse (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : samosa) waa cunto fudud oo laga sameeyo daqiiq, hilib duqad ah, barandho, xawaash iyo khudaar la isku dhex daray laguna dubay saliid kulul.

Sambuus
Sambuuse iyo shigni
Magac kaleSambusa, samusa, sambosak, sambusa, samoosa, singada, samuza, sambosa, somasi, somaas
NoocaCunto duban
Ka tirsanCuwaf, cunto fudud
WadankaGeeska Afrika, Koonfur Aasiya, Asiya, Bariga Dhexe, Afrika, Waqooyi Afrika, Bariga Afrika
HeerkulkaShigni kulul ama suugu fudud
Ka koobanDaqiiq xashan, barandho, duqad (kaluun, digaag ama hilib xoolo), basal, toon, basbaas, dufan iyo khudaaro kale
Kala duwanaanChamuça
Sidoo kale fiiri: Cunto SoomaaliCuntoRaashin  (Qureec, Qado, Casho)
Sambuus

Sambuusuhu waa cunto aduunka oo dhan laga isticmaalo. oo laga sameeyay dageeg sadaxgees laga dhigay, oo dhaxda hilib iyo qudaar uuga jirto, oo la'isku shiilay. sanbuus waxoo ku macaan yahay, bisbaaska..

Muuqaal wax ka badal

Tixraac wax ka badal