Salaad Jeelle

(Waxaa laga soo toosiyay Salaad Cali Jeelle)

Salaad Jeelle wuxuu ahaan jiray wasiir ku xigeenkii gaashaandhiga ee Dawladda kumeelgaarka Soomaaliya, wuxuuna ka mid ahaa wasiiradii dowladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmed.