Railway Mogadiscio-Villabruzzi

Waxey aheyd wado tareen oo talyaanigu dhisay 1914 oo dherarkeedu ahaa 114 km oo isku xiri jirtay Muqdisho iyo jowhar(oo markaa loo yaqaanay Villabruzzi).

Markii uu Ingiriisku ka adkaaday talyaaniga oo uu ka qabsaday goboladii geeska Afrika oo uu Talyaanigu xukumayay ee koonfurta Soomaaliya iyo Ereteriya ayuu ingiriisku burburiyay 1941.