Radio Garowe waa raadio soomaaliyeed oo laga dhageesan karo magaalo yaal badan oo ku yaalo gobolada Woqooyi Bari. Raadiyahaan xaruntiisa ku taalaa magaalada Garowe ee woqooyiga dalka Soomaliya.