Raadiyo Gaalkacyo waa xarun Raadiyeeed oo ku taala Gaalkacyo ee wadanka Soomaaliya, waxeyna leedahay web ku qoran af-Soomaali iyo af-Ingiriis, taas oo soo deysa wararka iyo dhacdooyinka cusub, iyadoo Raadiyahaan horay loogu aqoon jiray Raadiyaha soomaalida Xorta ah ama Radio Free Somalia.

Raadiyo Gaalkacyo
CinwaankaRadio Gaalkacyo
Nooca siteSomali news site
Diyaar ku ahSoomaali, Ingiriis
Mulkiilahacommunity radio
La bilaabay isticmaalka1993
Alexa garaadonegative increase 16,499,325 (February 2014)[1]

Tixraacyada wax ka badal

  1. "Nuqul Archive". Alexa Internet. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-03-04. Soo qaatay 2014-02-02.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)

Webkooda wax ka badal