Qiiq

Qiiq ka baxaya jalmad dab ku shidan yahay.


Qiiq (ingiriis: Smoke) waa neef midabo badan leh, ha u bato midabka cadaanka, kaas oo yimaada marka shay dab la qabadsiiyo. Waxaa jira noocyo badan oo qiiq ah dhamaantoodna waxaa keena dab, kul iyo koronto shidan.

Qiiqa aan maalin kasta aragno waxaa ka mid ah: qiiqa sigaarka, qiiqa dhuxusha iyo qiiqa wax kasta oo dab ku shidhan yahay.