Qardhaas Waa mid kamid ah joometeriya afar xagal leh, afartiisa dhinacna ay isla egyihiiin, waxa uuna u egyahay laba saddax-xagal oo kala jeeda oo hal sal ka dhaxeeya

Qardhaas
Laba Qardhaas
Dhinacyada iyo Geesaha4
sumad shalafli{ } + { }
Sumada kokistar
WandharanD2 (*2)
Bed
Xagasha gudaha (Darajada)Afar xagal
BarbarroleLaydi
AstaamahaQaabtuureed leh

Bedka wax ka badal

 

Bedka ama Badka Qardhaas waxaa loo xisaabi karaa afar qaab:

  1. Barbaroolayaasha oo dhan, Waxa ay ka samaysmaan Salka  , Waxa ay la jaan qaadeeysaa dhinacyada iyo jooga  :
     
  2. Adigoo dhexroorka dheer ku dhifta   Dhexroorka gaaban   Oo aad markaas uqaybiso
     
    Adigoo laba laaba si aan u helno
     
  3. Adigoo ku dhufanaya goobada   Gacanka   Wareegeeda
     .
     
  4. Ugudamayntii adigoo uxisaaba sida afar xafal   Xaglaha gudaha adigoo isku dhufta