Nuurad (Ingiriis: Lime) waa isku dhis macdan ka samaysan malakuyuulada curiyeha Kaalshiyaam, Kaarboon, Haydarojiin iyo Ogsajiin isla-falgaley. Inta ugu badan waa isku dhisyo KaalshiyaamOgsaaydhis iyo KaalshiyaamHaydarOgsaadhis (CaO).

Nuurada waxaa laga helaa oogada dhulka ayadoo ku dhex milan walxo kale. Si loo helo Nuurad saafi ah waxaa loo baahan yahay heerkul sareeya oo gaadha ilaa 1000 °C.

Nuuradu waa hadhaaga Dhuxul Dhagaxa.

Inta ugu badan Nuurada waxaa loo isticmaalaa dhismaha iyo midabeeynta aqalada. Sidoo kale Nuurada waxaa laga sameeyaa Tamaashiirta.

Badanaaba Nuurada waxaa laga helaa oogada dhulka ayadoo ku dhex milan walxo kale. Si loo helo Nuurad saafi ah waxaa loo baahan yahay heerkul sareeya oo gaadha ilaa 1000 °C.

Shaxda falgalka isku dhiskaasi wuxuu u dhacaa sida tan:

CaCO3 + kulCaO + CO2.

KaalshiyaamKaarboonayt + kul → KaalshiyaamOgsaadh + KaarboonOgsaaydh.

Akhrin dheeraad ah wax ka badal

Taariikhda Nuurada wax ka badal

Isticmaalka Nuurada wax ka badal

Noocyada Nuurada wax ka badal

Samaynta Nuurada wax ka badal