Noor Foundation waa hay'aad khayri ah oo ka howl gasha gobolada Bari iyo Karkaar. Waxeey ee waax u qabada carruurta oo waax barasho bilaash ah lo fidiya. Ila iyo hada lacagaha ee hay'adda ee ku howl gasho waxey ka yimaadaan qurbo joogta Soomaaliyeed. Noor Foundation Archived Diseembar 8, 2010 // Wayback Machine

Noor Foundation
هيئة النور الخيريه
Hay'ad Samafal
Gobolada ee ka hawl galaan
Bari, Karkaar
Qurbo Jogta Maal galiyey  : United Kingdom, USA, UAE, Oman, Sweden
La asaasay 2009, Dubai
Af Ingiriis (English): Noor Foundation
Halkudhiga Hay'adda : Wixii dad u kaco rabise aqbalo waa rumoobaan
Wadaan: Soomaali


Mashaariic Weli Socda wax ka badal

  1. Iskuulka Cali Fahiye Geedi ee Qandala
  2. Iskuulka Balidhidhin
  3. Iskuulka Carmo (Wada shaqeyn)
  4. Iskuulka Xumbays (Wada shaqey la raabo)