Niedersachsen waa Gobol kamid ah Dawladda Federaalka Jarmalka, waana Gobolka Labaad ee ugu Dhulka Balaaran Jarmalka, iyo Gobolka 4aad ee ugu dadka badan, Magaalo Madaxda Gobolkan waa Hannover