Naabulyoon Bonabaarte (Af Faransiis; Napoléon Bonaparte) Magaciisa boqortooyana Naabulyoon I (Af Faransiis; Napoléon Ier) Waa hogaamiye ciidan Faransiis ahaa asalkiisana talyaani ah, kaas oo caan noqday intii lagu jiray kacdoonkii Faransiiska, wuxuu xukumay Faransiiska asigoo ku magacaaban qunsulka koowaad 1799-1804 ka dibna imbiraadoor 1804-1814 mar labaad 1815. Naabulyoon wuxuu u horseeday Faransiiska guulo waaweyn oo ka gaaray dawladaha yurub ee u Midoobay horistaagiisa, waxa uuna dhisay imbiraadooriyad weyn oo qabsatay badanaa qaarada yurub ilaa sanadkii 1815 markaas oo dhacday kalana furfurantay [1][2].

Napoleon Bonaparte (1801)

Nabulyoon wuxuu ku dhashay jasiirada koorsiikaa 15 agoosto 1769, Sint-Helena ayuuna ku dhintay 5 may 1821). Waxaana loo arkaa mid ka mid ah taliyayaashii milatari ee ugu weynaa taariikhda. Dagaalladiisa iyo ololihiisa waxa daraaseeya ciidamada adduunka oo dhan.

Noloshiisa hore wax ka badal

Xukunkiisa Faransiiska wax ka badal

Dhamaadkiisa wax ka badal

Xaasaskiis iyo ilmihiisa wax ka badal

Shaqsiyadiisa wax ka badal

Dhaxalka wax ka badal

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Xigasho wax ka badal

  1. Roberts, Andrew. Napoleon: A Life. Penguin Group, 2014, Introduction.
  2. Kala xiriir halkaan