Muusigu waa hiddo qaab farshaxan oo adeegsada codka habaysan ee wakhtiga. Muusigu sidoo kale waa nooc ka mid ah mgadadaalada oo isku dhejiya dhawaaqyada si ay dadku u jecel yihiin, u helaan xiiso ama qoob ka ciyaarka. Muusiga intiisa badan waxaa ka mid ah dadka ku heesa codkooda ama ku cayaaraya qalabka muusiga, sida biyaano, gitaarka, durbaannada ama violin-ka.

Muusig

Tixraacyada wax ka badal