Muuse Yalaxow

(Waxaa laga soo toosiyay Muuse Suudi Yalaxow)

Muuse Yalaxow waa mid ka mid hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya ee xaruntooda aheyd caasimada Muqdisho marna noqday Wasiirka Ganacsiga Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dowladdii Cali Geedi. Xaaji Muuse waxay gaar ahaan shacabka reer banaadir aad ugu xasuustaan nidaamka iyo kala dambeyntii uu bartamihii sagaashameeyadii ka sameeyey degmooyinka Makah iyo Madiinah ama Wadajir iyo Dharkeynley xilli halkaasi ay ka jireen nabadgelyo xumo ay sababeen mooryaan aad u hubeysan oo gaaf wareegi jiray goobaha ganacsiga iyo suuqyada loo adeeg doonto. waxaa kaloo lagu xasuustaa duqeymo iyo dagaalo ka dhacay gabolada kala ah: banaadi &shabeelaha dhexe. waxaa lagu yaqaanaa in aw yahay qof hadal qaraar oo aan waxba qarin.

.