Musanaa bin Xaarisa Al-Sheybaani

Musanna bin Xaarisa Al-Sheybaani wuxuu ka mid ahaa duqoyda Qabiilada Carabta, waxa uuna hogaamiyay dagaaladii muslimiinta ku furteen Ciraaq. Musanna waxa uu u dhintay dhaawac ka soo gaaray Dagaalkii Buundada sandii 14H.