Miis (Af Ingiriis : table; Af Carabi : ar‎) waa gobol, qeyb iyo waaxyo laga soo jaro jirida iyo qeybo kale oo dhirta ka mid ah taasi oo la isku kabay ayadoo la isticmaalayo musbaaro ama xamag. Miisaska iyo kursiga waxaa loo isticmaala nolosha maalinle ee aqalka, xafiisyada iyo guud ahaan qalabka dadku adeegsadaan. Guud ahaan alwaaxa waxaa laga sameeyaa waxyaabo badan, sida: miiska, kursiga, Armaajada, qeybo ka mid ah baabuurta, albaabada, iyo waxyaabo badan oo ka mid ah agabka maalin walba la isticmaalo.

Miisaaska caadiga ah
gobol ka mid ah geed la jaray

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal