Miir-Taqwo waa degmo ku taalo gobola Shabeellaha Dhexe ee koonfurta Soomaaliya

Faah Faahin ku aadan Degmada wax ka badal

waa deegaan dhaca gobalka shabeelada waxee xuduud la leedahay degmooyinka kala ah mahadaay,Adanyabal,Cadale,iyo deegaano kale Degmada waxaa leedahy xarun degmo ,shool,hospital iyo suuqweyn loo Soo ganacsi tago