Midowga Umadaha
(Waxaa laga soo toosiyay Midowga Wadanada)
Midowga Umadaha (Af Ingiriis : League of Nations; Af Carabi : ar) wuxuu ahaa urur caalami ah oo la aasaasay 10 Janaayo 1920 ka dib markii in badan oo wadanada caalamka ah shir ku galeen magaalada Baariis ee Faransiiska; si loo xaliyo colaadii Dagaalkii Koowaad ee Aduunka.
Midowga Umaduhu wuxuu ahaa ururkii ugu horeeyay ee bulshada caalamku samaysatay si loo ilaaliyo nabada aduunka.[1]
Guud ahaan ururkani waxaa bedelay Qaramada Midoobay sanadkii 1945 ka dib markuu dhamaaday Dagaalkii Labaad ee Aduunka.
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalKu saabsan Qaramada Midoobay
wax ka badalLinkiyo Kale
wax ka badal- Midowga Wadanada website Archived Agoosto 1, 2015 // Wayback Machine
Tixraac
wax ka badal- ↑ Christian, Tomuschat. Martinus Nijhoff LOLPublishers. p. 77. ISBN 9789041101457 http://books.google.ie/books?id=iz55RRayP34C&pg=PA77. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |