Mareer sidoo kale loo yaqaan Cordia sinensis waa nooc ah geedaha ubax leh oo ka mid ah qoyska Boraginaceae. noocyada geedkaan wuxuu ka baxaa laga bilaabo Koonfur Afrika , illaa Bariga Afrika, Madagaskar , Galbeedka Afrika iyo Bariga Dhexe illaa koonfurta hindiya iyo Bariga Indunisiya. sidoo kale nooca geedkaan waxaa lagu beeray bariga Australia.[1] miraha geedkaan waa sida xabagta oo kale wuu dhag dhagaa, waa miro la cuni karo.midabka mkraha waa oranji.

mareer

Magacyada wax ka badal

magacyada luqadaha kale looga yaqaan waxaa ka mid ah C. sinensis (af Laatiin), Harores, Mader, Mader boor, Mader qoowe (af Boran); Mkayukayu (af Chonyi); Madeer (af Gabra); Mderia, Mkayukayu (Giriama); Tadana (af Hausa); Salapani, Lgweita (af Ilchamus); Kithea, Muthei munini, Kithia (af Kamba); Nokirwet (af Kipsigis); Oldorko (af Maasai); Mutalya chana (af Riverine, Tana River), Mutaa1e (af Malakote); Adomoyon (af Marakwet); Mader (af Orma); Muhale, Mhali (af Pokomo); Adomeyon, Adome (miraha kaliya) (af Pokot); Gaer, Koh, Madeer, Gayer (af Rendille); Ilgoita, Ikweite, Dorgo, Lmanturre, Lgueita, Lgweita orok, Silapani (af Samburu); Hoorocha (af Sanya); Mareer, Marer (af Soomaali); Mkamasi, Mnya mate (af Swaaxili); Adumewa, Edoma (af leaves), Adomewa (af Tugen); Edome (af Turkana); Marer (af Wardei).[2]

Faahfaahin wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. (PDF) https://web.archive.org/web/20120504105203/http://www.weeds.org.au/docs/intro_flora_australia.pdf. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2012-05-04. Soo qaatay 2012-07-25.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. World Forestry (PDF). RELMA-ICRAF. pp. 173–4 http://www.worldagroforestry.org/usefultrees/pdflib/Cordia_sinensis_KEN.pdf. Soo qaatay 27 November 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)