Maqaalkani maaha mid ku saabsan Maqaal.

Maqal (Af Carabi : arAf-Taliyaani : udito Af Ingiriis : audition ama hearing) waa awooda qabashada iyo bedelka mowjado gariir cod ama shanqadh oo hawada ama biyaha dhex socda. Maqalka waxaa suurto geliya xubnaha maqalka ee dhegtu ugu horeeyso.

Dheguhu waa xubinta Maqalka codka iyo Shanqadha.
Habka maqalka bani-aadamka iyo xubnaha u qaabilsan qabashada iyo bedelka codka.

Maqalku wuxuu ka mid yahay shanta laxaad ee dareenka noolaha. Qofka iyo xayawaanka aan wax maqli karin waxaa loo yaqaanaa dhagool.

Tirada dhagoolka iyo dadka dhagaha culus ee qaangaadhka ah sanadkii 2004. Tirada khaanaduhu waa 100,000 oo qof.
  lama oga
  <250
  250–295
  295–340
  340–385
  385–430
  430–475
  475–520
  520–565
  565–610
  610–655
  655–700
  >700