Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay

Boga "UNICRI" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Interregional Crime and Justice Research Institute, loo soo gaabiyo: UNICRI) waa xubin ka mid ah shanta Cilmibaadhis iyo Machad Tababar ee Qaramada Midoobay kaasi oo bulshada caalamku aasaastay sanadkii 1968 si uu ugargaaro ilaalinta dambiyada iyo maxkamadaynta falalka dambi.

Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay
Machadka Cilmibaadhista Cadaalada iyo Dabagalka Dambiyada Qaramada Midoobay
United Nations Interregional Crime and Justice Research Institute
Fadhiga ururka UNICRI
Loo soo gaabiyoUNICRI
Samaysmay1969
NoocaMachad Cilmibaadhis
SharcigaShaqaysa hada
FadhigaTurin, Talyaaniga
Ururka leh
Qaramada Midoobay
Websiteunicri.it

Taariikh wax ka badal

Sanadkii 1965, waxa fikrada dhisitaanka machad baadha dembiyada caalami keenay Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada (ECOSOC) si loo helo xarun hoostimaada Qaramada Midoobay.


Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Ku saabsan Qaramada Midoobay wax ka badal

Linkiyo Kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: