Maarasamage waa magaalo kamid ah magaalooyinka gobolka Galguduud, waxey 30 km kaga beegantahay dagmada Baxdo, waxaana marta wadada weyn ee isku xirta dagmooyinka baxdo iyo hobyo. Waxaa daga beesha reer xaaji saleemaan. Maarsamage waxaa ku nool dad ka badan 20,500 oo qof, waa magaalo aad udhisan, magaalada waxaa ku yaalo xarumo ee leeyihiin shirkadaha ganacsiga sida shirkadaha isgaarsiinta kuwa xawaaladaha iyo kuwa dhoofiya xoolaha.

Jawiga wax ka badal

Magaalada Maarsamage cimiladeedu waa mid aad u fiican, kana mid ah magaalooyinka soomaaliya ugu cimilada wanaagsan.

Dhaqaalaha wax ka badal

maarsamage dhaqaalaheedu waxuu ku tiirsanyahay xoolaha nool iyo ganacsiga sidookale ganacsigeedu wuxuu xiriir laleeyahay magaalooyinka muqdisho boosaaso baladweyne cadaado iyo baxdo.