Maalgelinta Dadka Qaramada Midoobay

Boga "UNPF" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Maalgelinta Dadka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Population Fund, loo soo gaabiyo: UNPF) wakhtiyadi hore loo yaqaanay Maalgelinta Dhaqdhaqaaqa Bulshada Qaramada Midoobay (United Nations Fund for Population Activities) waa urur ka tirsan Ururka Qaramada Midoobay kaasi oo fadhigiisu yahay caasimada New York ee cariga Maraykanka. Shaqada ururka UNFPA waa ineey dhiirigeliso: "xuquuqda dumarka, raga iyo ciyaalka iyo in ilmo kasta helo nolol cadaalad iyo caafimaad ku dhisan."

Maalgelinta Dadka Qaramada Midoobay
Maalgelinta Dadka ee Qaramada Midoobay
United Nations Population Fund
Loo soo gaabiyoUNFPA
Samaysmay1969
SharcigaHada shaqeeysa
FadhigaNew York
Maraykanka
Hogaanka
Dr. Babatunde Osotimehin
Websitewww.unfpa.org


Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Ku saabsan Qaramada Midoobay wax ka badal

Linkiyo Kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: