Alla aniga hada ayaan ogaaday bal ila ogow adna. in ay Luqadaha Kushiitiga ay yihiin luqadaha looga hadlo wadamada Geeska Afrika ee kala ah: Soomaaliya, Suudaan, Masar iyo Itoobiya, Luqada ugu weyn ee kushiitiga waa Af Oromo ee ku hadlaan dad ka badan 35 miliyan oo qof, waxaana ku xiga afka-Soomaaliga ee ku hadlaan dad lagu qiyaaso in ka badan 30 miliyan oo qof.[1]

Luqadaha Kushiitiga
Qaybinta
juqraafiga:
Masar, Suudaan, Geeska Afrika, Bariga Afrika
Kala soocida luqadaha:
  • Luqadaha Kushiitiga
Boroto-Luuqad:Boroto-Kushiitik
Qayb-hoosaadyo:
Waqooyiga Kushiitigga (Beja)
Luqadaha Agaw (Central)
ISO 639-2 and 639-5:cus

Qaybinta afafka Kushitiga ee Afrika

Maabka luqadaha Kushitiga
Daadka Oromo

Tixraac wax ka badal

  1. Appleyard (2012), p. 202.