Luís Carlos Almeida da Cunha

Luís Carlos Almeida da Cunha (ku dhashay Praia, Kab Ferde 17. Nofeembar 1986 ), Magaca oo caanka kuyahay waa Nani,waa ciyaariyahan oo u dhashay wadanka Portuqiiska, isaga waxoo kadheelaa baal weerar, Nani waxoo kudhela kooxda Ingiriiska ah Manchester United, Nani waxoo ciyaaraha kabilaabay kooxda Real Madrid de Massamá sanada kadib waxaa soo gadatay kooxda Sporting LISBOE. 2007 woxoo heshiis lagalay kooxda ween ee wadanka Ingiriiska Manchester United, Nani gooshisa koowad waxoo kadhaliyay kooxda Totenham 2007.

Luís Carlos