Lacagta Jabuuti

Lacagta laga isticmaalo jabuuti

Faranka Jabuuti (Af Faransiis : Djiboutian franc; Af Carabi : ar‎) waa lacagta dowliga ah ee laga isticmaalo wadanka Jabuuti. Lambarka diiwaangelinta caalamiga ah waa ISO 4217, waxaana summad u ah DJF.[2][3]

Lacagta Jabuuti
Jabuuti frank
الفرنك الجيبوتي
5 Jabuuti frank, soo baxdey 1991.
5 Jabuuti frank, soo baxdey 1991.
ISO 4217 fure DJF
Bankiga dhexe Bankiga Dhexe ee Jabuuti
Website www.banque-centrale.dj
Adeegsade  Djibouti
Sicir barar 2.1% (2015)[1]
Ilaha warbixinta The World Factbook, 2013.
Sarifka U.S. dollar = 177.721 frank
Qaybaha
1/100 senti
Sumad Fdj
Ka samaysan shilin: 1, 2, 5, 10, 20, 50, 100, 250, 500 Fdj
Ka samaysan warqad: 40 (commemorative), 1000, 2000, 5000, 10,000 Fdj

Taariikh wax ka badal

 
100 Jabuuti frank (1977).

Sanadkii 1884 waxaa la aasaasay maamulkii Xeebta Soomaaliyeed ee Faransiis wakhtigaas oo lagu istimaali jirey Lacag Faransiis iyo Lacag Hindi. Si kastaba ha ahaatee, sanadkii 1948 ayaa Jabuuti loo sameeyay lacagta shilinka ah markii ugu horeeysay taasi oo loogu magac-daray "Côte Française des Somalis". Markii wadanka Jabuuti qaatey xoriyada 1977 ayaa dib uhabayn balaadhan lagu sameeyay lacagta wadanka.[4]

 

Shilinka wax ka badal

 
10 iyo 20 Jabuuti frank, la daabacay (ca. 1991 iyo 1983).

Muuqaalo wax ka badal

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. The World Factbook, 2013 est.
  2. infotech (2003) catalogue World cata
  3. World Reserve Bank
  4. From 1884, when the French Somaliland protectorate was established, the French franc circulated alongside the Indian rupee and the Maria Theresa thaler.