Kristian Wulff (christian wulff) waa nin siyaasi oo hadaneh ah madaxweynaha dalka jarmalka.Wulf waxaa madaxtinimada loo doortay taariikhda marka ee eheed 30 Juun 2010, waxoona xafiiska madaxtinimo ugu dhaartay 2 luuliyo.Ninkaan waa Abuukaate, waxoona ahaa madaxa sare ee wasiirada ee gobolka Niedersachsen sanadka marka oo u dhaxeeyay 2003 ilaa 2010.