Koronto (Af Ingiriis : Electricity; Af Carabi : ar‎) waa awooda socodka elektaroono danabeysan. Sida caadiga ah korontadu waa ili-maqabatey, awood unugyo dabaysan oo socda kuwaasi oo qeyb ka ah awooda electromagnetismka. Jiritaanka korontada waxaa xidhiidh dhow la leh waxyaabo dhowr ah kuwaawi oo ka mid yihiin hilaaca, danabka, biriqda iyo noocyo kale.

Hilaac habeenimo ku dhacaya magaalo.

Si kastaba ha ahaatee, korontadu waa halbowlaha dhamaan teknoolojiyada casriga ah ee maanta dunidu isticmaasho.[1]

Hordhac

Qulqulka elektaronada dabaysan, kuwaasi oo iskugu jira positive iyo negative, ayaa waxay keenaan xidhmo koronto, taasi oo sameysa xidhmo magned. Sidoo kale, qulqulka elektaronada markuu taabto shay iska-caabin adag leh waxaa khasab noqota in elektaroono badan meeshaas isku soo gaadhaan taasi oo keenta in awoodii korontada loo badelo awood kuleyl taasi oo meesha ka soo saarta awood iftiin. Habkani waa sida laambadaha iyo laydhku ku shaqeeyo.[2]

Muuqaal

Tixraac


 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
  1. "electricity is at the heart of many modern technologies"
  2. D.A. Jones Electrical engineering: the backbone of society, Proceedings of the IEE: Science, Measurement and Technology, pages 1–10, volume 138, issue 1, 1991