Haku khaldin "Kumbuyuutar"

Kombuyuuterka Dhabta (Af Ingiriis : Laptop) waxaa kaloo loo yaqaan Notebook Waa komyuutar shaqsiyadeed loogu talagalay dadka aan shaqada ku qabanin meel joogto ah, oo gala safaro ha noqdeen kuwo dhaadheer ama kuwo magalada gudaheeda ah. Laptop ayaa ku shaqeeya Batari kaas oo Jaarjer (kaariko) ku shaqeeya.

Laptop

Qoraalo Kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal