Khaalid Yaasiin waa daaci faafiya diinta Islaamka, waxa uu ku dhashay Magaalada Harlem ee wadanka Mareykanka. Khaalid wuxu wakhti xaadirkan ku noolyahay magaalada manchester ee wadan ka england