Coordinates: 9°23′15″N 79°55′07″W / 9.38743°N 79.91863°W / 9.38743; -79.91863 (Atlantic Entrance)

Kanaalka Banama waa marin biyood (kanaal) ku yaala wadanka Banama ee ku yaala badhtamaha Ameerika, kaas oo isku xidha Badweynta Atlaantigga iyo Badweynta Baasifigga. Sababtoo ah habka Banama u maroojiso, albaabka laga galo Badweynta Baasifigga ayaa ka bari ka fog albaabka laga galo Badweynta Atlaantig. Tani waa liddi ku ah waxa la filan karo.

Banama

Tix wax ka badal